Maamulka Cisbitaalka Gobolka Bakool Oo lagu wareejiyay Matoor Koronto Bulshada loogu adeego.

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa Magaalada  Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa ka qeybgaley munnaasabad kooban oo Hay’adda DARDO ay Wasaaradda Caafimaadka ku wareejineysay Matoor koronto oo loogu adeegi doono Bukaanada Isbitaalka guud ee Gobolka Bakool, maadaama isbitaalka uu horey uga jirtey baahi dhanka Korontada ah.

Gudoomiye Cumar Cabdulaahi Maxamuud iyo Isku-duwaha Wasaaradda Caafimaad ee Gobolka Bakool Musdhaf Maxamed Axmed ayaa si wadajir ah uga mahadceliyey Hay’adda DARDO oo Isbitaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka ku wareejisey Matoorka,

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here