Maamulka Cisbitaalka Dhimirka ee Baydhabo Oo Ka Waramay Xaalada Dadka Bukaanada ah Ee Ku jira Xaruuntaas.

0
333

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xarunta dhimirka ee Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay Waa goob lagu Xanaaneeya dadka qaba Xanuunada dhimirka,iyagoo isugu jira Rag Dumar iyo Carruurba ,waa Xarunta isku Xirta Gobolada Dalka, Gaar ahaan Shabeellada Hoose, Jubooyinka ,Gedo Baay iyo Bakoolba.

Maamulaha Xarunta dhimirka ee Magaalada Baydhabo Aadan Abdirahman Jandalman ayaa sheegey in Guud ahaan adeegayada Xarunta ay yihin kuwo aad u liita Maadama mudo ku dhow lex bilood aysan helin wax Caawinaad ah, gabaabsina uu ka yahay Raashinka loo kariya dadka ku jira Xaruntaasi.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here