Maamulka Cisbitaalka Degmada Baydhabo oo ka warbixiyey Adeegyada qaliinada ee ay Cisbitaalka ka fuliyaan.

0
227

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Isbitaalka Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay oo ka mid ah Isbitaalada cusub ee laga hirgeliyay Baydhabo ayaa bulshada u fidiya adeegyada caafimaad waxaa ka mid ah Hooyada iyo Dhalaanka oo Hooyooyinka dhibaatooyin kala kulmaan waqtiga dhalmada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here