Maamulka Cisbitaalka Ceeldheer Oo Daawooyin Lagu wareejiyay

0
217

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan Daawada ah ayaa waxaa ka timid Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyadoona lagu wareejiyay maamulka Isbitaalka Degmada Ceeldheer,Waxaana dadka loogu dhigay in ay si Bilaash ah ku helaan adeegyada caafimaadka Degmadaas.

Agaasimaha Guud Ee Isbitaalka Degmada Ceeldheer Abdullahi Cusmaan Hassan Xagaley ayaa faah faahiyey deeqda la soo gaarsiiyey iyo sida loogu baahnaa Isbitaalka maadama Bulshada halkaas ku nool aysan helin mudo Adeeg Caafimaad.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here