Maamulka Caabudwaaq oo isbadal ku sameeyay habkii loo qaadi jirey canshuurta.

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xoghayaha Dowladda hoose ee maamulka Degmadda Caabudwaaq Nadiir Cabdikariim Sallaad oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Caabudwaaq ayaa sheegay in labadalay Qaabkii canshuurta loo qaadi jirey loona badalay in hadda keddib canshuurta lagu qaadayo hab Online, qofka cashuur bixiyaha ahna ay u dhacayso farriin cadaynaysa in Mu’waadin kaasi cashuurtii uu bixiyay ay kudhacday Account-ka saxda ah ee loogu talagalay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here