Maamulka Baydhabo oo kormeeray Kamaamka Barakacayaasha oo uu saameeyay Roobku

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah xaafadaha iyo kaamamka magaalada Baydhabo ayaa waxaa sameyay roobabkii maalmahaanba ka da’aayay magaalada Baydhabo taasi oo keentay in dad badan ay ka guuraan guryihii ay degnayeen iyadoo weli dadka qaarkood guryahooda kaga tagay rashiin iyo agab wixii u yaalay madaama ay ku darsameen biyaha.

Hadaba si arintaasi looga jawaabo waxaa goobahaasi kormeer ku tagay lataliyaha ka jawaabidda deg deg ah iyo soo kabashada hay’adda mareynta masiibooyinka qaranka Mudane Mukhtaar Sheekh Xuseen’ mas’uulin ka tirsan maamulka degmada Baydhabo iyo hay’adda mareynta masiibooyinka KGS.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here