Maamulka Bakhaarka Agabyada Guryaha Lagu Dhisto Guryaha Bunyaa Oo Ka Warbixiyay Ganacsigiisa

0
401

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka koonfur galeed soomaaliya ayaa sanadihii la soo dhaafey ayaa waxey gaareysey horumarada kala duwan sida xarumaha waxbarashada` caafimaadka dhismooyinka wadooyinka iyo hormaro kale.

Sidoo kale wax yaabaha magaalada baydhabo ay ku soo badanayaan waxaa kamid ah xaruumaha lagu iibiyo qalabka dhismaha guud ee guryaha taasi oo qeyb weyn ka qadanayaan in dhismooyin casri ah laga dhiso baydhabo.
Bakhaarka qalabka dhismaha guud ee quryaha bunyaa waxaa uu ka mid yahay baqaarada lagu iibiyo qalabka dhismaha ee dhawaan laga hirgaliyey magaalada baydhabo janaay.

Maamulka Bakhaarka qalabka dhismaha guud ee quryaha bunya oo wareysi sinaayey radiyo arlaadi ayaa waxaa uu noo sharxey qalabka lagu iibiyo baqaarka bunya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here