Maamulka Aflah Stationary iyo Electronics ee Magaalada Baydhabo Oo ka hadlay adeegyada ay u heyso bulshada Baydhabo.

0
201

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cabdi Xasan Ibraahi waa Maamulka Aflah Stationary and Electronics ee Magaalada Baydhabo, Cabdi waxaa uu ka mid yahay dadkii ka yimid Magaalada Ceer gaabo ee ku noolaa tobanaankii sano ee la soo dhaafey halkaasi oo ku ganacsan jiray mudadaasi.

Cabdi ayaa markiisa hore wuxuu qorsheynaayay in uu Magaalada dib ugu soo laabto si uu ugu mid noqodo ganacsatada ugu waa weyn Gobolka baay ee koonfur galbeed.

Intaasi kadib Cabdi Xasan ayaa waxaa uu sharxaad ka bixiyey waxyaabaha Aflah ay u heyso bulshada ku nool Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here