Maamulayaasha Iskuulada Deeganada Khaatumo Oo Tababar uga furmay Laascaanood

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hoggaamiye kuxigeenka Maamulka SSC-Khatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil, ayaa Dahfuray Tababarka hab Maamulka fiican ee Maamuliyaasha Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare oo ay soo diyaarisay waaxda waxbarashada tooska ah ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here