Maamulaha Shirkada Diyaaraha Ee Daruuro Oo Dowalad Goboledka K.G Ugu Deeqey Lacag Nusmalyan oo Dollar.

0
407

Munaasabad heerkeedu sareeyo oo loogu dabaaldagaayey sanad guuradii kasoo wareegatey doorashadii madaxweynaha KG ayaa waxaa munaasabadaasi kasoo qeyb galey masuuliyiin aad aad ubadan oo isugu jirey kuwo dowladeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada C/nuur Daruuro waa maamulaha guud ee shirkada diyaaradaha ee somaliyeed ee daruuro waxaana uu kamid ahaa ganacsatadii ka qeyb gashey munaasabadaasi waxaana uu halkaasi ka balan qaadey iney qeyb weyn ka qaadan doonaan hormarinta KG islamarkaana ay bixin doonaan ka daruuro ahaan lacag dhan 500 kun oo doolar oo lagu hormarinaayo adeegyada eelboorka ee baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here