Maamulaha Nootaayo Xaqsoor oo ka Warbixyay Shaqada ay u qabato Bulshada Baydhabo.

0
381

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Burburkii dalka ka dhacay Wixii ka dambeeyay 1991dii ayaa waxaa burburay dhamaan waxyaabihii inta badan bulshada ku tiirsaneyd oo ay qeyb ka tahay xaqiijinta lahaanshiyaha dhulalka ama guriyaha taasi oo keentay isku qabqabsasho ku aadan arimaha dhulalka.

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay waxaa 2018kii laga hirgeliyay Notaayo ka shaqeysa iibinta dhulalka, beeraha, baabuurta iyo kala wareejinta Hantiyada shirkadaha, hadaba si aan wax ugu ogaano arintaasi waxaa Radio Arlaadi ka wareysatay Dr Xuseen Isgoowe oo ah maamulaha Xaruunta Notaayo Xaqsoor.

Warkan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here