Maamulaha iskuulka Sahal Macalin Ciise Oo ka warbixiyey Waxbarashada sanad Dugsiyeedka ee iskuulkaasi

0
220

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa si habsami leh deeganada Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baydhabo ugu socda Sanad dugsiyeedka 2022\23ka Iskuulada ayaa wada bixinta Casharada a marayaan heer gebagaba ah.

Warsame maxamed Adan Maamulaha Iskuulka Sahal Macalin Ciise wuxuu ka warbixiyey waxbarashada dugsiga ee sanadkan iyo u diyaar garowga imtixaankii sanadlaha ahaa, bixinta Casharada iyo Waxyaabaha ay qorsheynayaan ka iskuul ahaan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here