Maamulaha Iskuulka Naafada Baydhabo Oo Dalbaday in loo dhiso dhismaha iskuulka oo burbursan.

0
195

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuulka Naafada Baydhabo waxaa wax ku barta 480 arday oo isugu jir naafo iyo kuwa danyar ah oo si lacag la’aan ah wax ugu barta , Sanadkii 2019kii ayaa aas-aasay qaar ka mid ah bulshda Baydhabo, Iskuulkan oo ku yaalla duleedka Baydhabo ayaa burbursan dhismihiisa waxaana ardeyda wax ka barata ka kala yimaadaan xaafadaha magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here