Maamulaha Iskuulka Alqalam Ee Magaalada Baydhabo Oo ugu Baaqay ardayda inay ku dadaalaan Waxbarashadooda.

0
236

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Labadii sanad dugsiyeed u Dambeysay Imtixaanaadka iskuulada dalka ardayda ku nool degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka mid noqdeen 10 -ka arday ee ugu sarreeya dalkeena, Kuwaasi oo ay sameeyeen Dadaallada Waxbarashada si ay ula tartamaan Ardayda ku nool Gobollada kale.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here