Maamulaha Iskuulka Alqalam Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka Warbixiyay Horumarada Waxbarasho ee Ka jira Deegaanada KG.

0
256

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Soomaaliya Markii uu dhacay dagaaladii Sokeeye Waxaa Burburey dhamaan Adeegyadii Bulshada ay ka heli jireen Dowlada oo ay ka mid tahay Waxbarashada oo kumanaan Ardey ay waayeen waxbarashadii ay u socotay iyo qaar Xiligaas diyaar u ahaa inay ku biiraan Iskuulada.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here