Maamulaha Iskuulka Al-Macrifa Oo ku Baaqay in la badiyo Tartamada Qur’aanka Kariimka

0
226

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ustaad Muxudiin Shariif, Maamulaha Iskuulka Hoose dhaxe iyo Sare ee Al-Macrifa ahna Gudoomiyaha Midowga Iskuulada Nidaamiga ee Baydhabo ayaa sheegay in ku tartamida Qur’aanka kariimka ay tahay Sharaf iyo Karaamo, sidoo kalena loo baahan yahay in bulshada ay u istaagaan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen Muujinta Weyneynta Qur’aanka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here