Maamulaha Guud Cisbitaalka Rabaani oo Ka Waramay Adeegyada ay Bulshada u qabtaan

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cisbitaalka Rabaani oo ka mid ah Cisbitaalada dhowaan laga hirgeliyey Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa ka mid ah Cisbitaalada ay bixiyaan adeegyada guud ee caafimaadka oo ay inta badan ay u baahan yihiin bulshada ku dhaqan degaanada Koonfur Galbeed .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here