Maamulaha Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare Ee Macmuur Oo ka warbixey waxbarashada Iskuulkaasi

0
370

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dalka Soomaaliya ayaa Muddo 30 Sano ah wuxuu ku soo jiray Burbur dowladeed iyo Dagaalo sokeeye oo meesha ka saaray dhamaan Adeegyadii Dadweynaha ee Dalka ka jiray, Waxbarashada ayaa ku jirtay Waxyaabahaas Bulshadeena ka maqnaa ee Dibadaha loogu hayaamayay, balse Tobankii Sano ee u dambeeyay waxaa soo kabanaayey Waxbarashada Dalkeena, oo Tayo soo yeelanaysay Magaalada Baydhabo waxaa ka furan iskuulo badan oo Ardayda waxa ku bartaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here