Maamulaha Aar Hotel Restaurant & Café ee Magaalada Baydhabo Oo Ka Waramay Adeegyada ay bixiyaan.

0
329

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aar Hotel Restaurant & Café ee magaalada Baydhabo waxaa uu kamid yahay hoteelada dhawaan laga hirgaliyay Baydhabo, wuxuuna bixiyaa adeegyada hoteelada casriga ah.

Hotel Aar ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ka furtay Idiriis Shariif Aar oo mudo ahaa qurba joog soomaaliyeed oo ku nool dalka UK.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here