Maamulada Iskuulada Gobalka Baay Oo Loo tababarey Hanaanka Maamulida Ardeyda.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan socday mudo labo Maalin ah Kaasoo ku saabsanaa sida ugu wanaagsan loo Hogaamin karo Iskuulada waxaana soo Agaasintay Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya, waxaan loo qabtay maamuliyaasha Dugsiyada kala duwan ee ku yaala Degmooyinka Baydhabo iyo Buur-Hakaba.

Tababarka ayaa Maamulayaasha wax badan ka tari doona Hanaanka loo maamulayo Ardeyda waxbaraneysa oo Caqabado badan lagala kulmo taasi ay u baahan tahay in si wanaagsan loo maareeyo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here