Maamulada Iskuulada Baydhabo Oo Lagala hadlay Hirgelinta Farta Maayga.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan wada tashiga iyo is xog weysiga ayaa waxaa madaxtooyada koonfur galbeed soomaaliya oo xarun KMG ah magaalada Baydhabo ku yeeshay Madaxweynaha dowlad goboleedka KG Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed, gudigga qorista Elif Maayga, madax kale oo la socotay guddiga, masuuliyiin ka tirsan aqalka sare ee DFS, labada golle ee maamulka KG iyo maamulada Iskuulada degmada Baydhabo taasi oo ku aadaneed dar-dar galinta afka Maayga.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here