Maamulada Degmooyinka Baydhabo iyo Marka Oo ka wada hadlay hanaanka adeeg bixinta Bulshada

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si loo xoojiyo wada shaqeynta Maamulada Degmooyinka Baydhabo iyo Marka ayaa Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Abdullahi Ali Watiin ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabiley Gudoomiyaha Degmada Marko Usmaan muuse oo safar shaqo ku soo gaarey magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha Degmada Marka ayaa mid mid loo kala tusey dhamaan xafiisyada Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo ay ka shaqeyso si ay wax badan uga faaideystan qababka ay Dowlada Hoose Baydhabo u shaqeyso

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here