Maalinta Tubaakada Adduunka oo maanta La Xusayo

0
752

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sannad kasta, Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) wuxuu qabtaa Maalinta Caalamiga ah ee Tubaakada Dunida Maajo 31. Hadafkoodu waa inay faafiyaan wacyiga ku saabsan halista isticmaalka tubaakada iyo sida aan adduunka uga dhigi karno tubaako xor ka ah.

Warkan waxaa inoo Haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here