Maalinta Qaxootiga Aduunka Oo Maanta Dunida Laga Xuseya

0
445

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maanta oo Taariikhdu ku began tahay 20 Bisha June waxaana Maanta oo kale Dunida laga xusaa Maalinta Qaxootiga Aduunka,waxana dalalka laga xusayo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Magaalooyinka Waaweyn iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya ayaa lagu qaban jirtay Munaasabado lagu xusayo Maalinta Qaxootiga Aduunka balse sanadkaan waxaa loo qaban waayay Sababo la xariira Cudurka Safmarka ee Covid 19.

Warkan waxaa inoo Haya Abdirahman Yusuf Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here