Maalinta Naafada Aduunka Oo Maanta Dunida Loogu dabaal degey

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xuska sanadlaha ah ee maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah (IDPD) ee December 3 ayaa lagu dhawaaqay 1992 go’aankii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee 47/3. Xuska maalinta waxa ay ujeedadeedu tahay in kor loo qaado fahamka arrimaha naafada iyo abaabulida taageerada sharafta, xuquuqda iyo fayoqabka dadka naafada ah.

Xuska sanadlaha ah ee maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah (IDPD) ee December 3 ayaa lagu dhawaaqay 1992 go’aankii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee 47/3. Xuska maalinta waxa ay u jeedadeedu tahay in kor loo qaado fahamka arrimaha naafada iyo abaabulida taageerada sharafta, xuquuqda iyo fayoqabka dadka naafada ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here