Baydhabo(Radio Arlaadi)- DhamaanSanadkasta Dunida ayaa waxaa Laga xusaa 14-ka bisha November oo dunida laga sameeyo wacyi-galinta Cudurka Macaanka meelaha uu Xanuunkaan ku badanyahay waxaa ka mid ah Soomaaliya.
Warbixintan Waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir