Maalinta Cirib tirka xad gudubka Galmada Oo Maanta lagu xusey Magaalada Baydhabo.

0
227

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xiliyada ay dhacaan dagaalada ama isku dhacyada labo dhinac waxaa ka imanayaa xodgudubyo ku saabsan kufsiga loo geysto haweenka kuwooda ugu jilcan  si dhibaatadaasi looga hortago 19 bisha June sanad kasta waxaa loo asteeyey Maalinta caalamiga ah cirib tirka xadgudubka galmada loo geysto haweenka.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here