Maalinta Cagaarshowga Adduunka Oo maanta oo kale dunida laga xuso.

0
335

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xuska Maalinta caalamiga ah ee ka hortagga iyo la dagaalanka cudurka dilaaga ah ee Cagaarshowga (World hepatits Day) oo sanad kasta caalamka laga xuso maanta oo kale 28-ka July sanad kasta ayaa waxaa looga hadlaa sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka u geysto dadka kaasi oo weli uu yahay mid halis ah.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here