Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka Oo Maanta Laga Xusayo Aduunka.

0
245

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka waxaa la aasaasay iyada oo ujeedadu tahay in la wacyigeliyo oo la abaabulo dadka, NGO -yada, iyo daneeyayaasha adduunka oo dhan si ay u caawiyaan dadka kale iyada oo loo marayo waxqabadyo mutadawacnimo ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here