Maalinta Caalamiga ah Ee Badqabka Bukaanka Oo Lagu Xusay Baydhabo

0
165

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka KG gaar ahaan Waaxda Caafimaadka Qoyska iyo Adeegyada Bukaan Socodka ayaa qabatay Munaasabada Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka.

Munaasabadaan Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka waxaa ka soo qeyb galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka KG Osman Abdi Muse, Agaasimayaasha Waaxyaha, shaqaalaha kale Wasaaradda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here