Mashruuc Caafimaad isugu jira Qaliino iyo daaweyn Oo laga dah-furey Muqdisho.

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ololahaan Dawaynta iyo Qiliimada isugu jirta oo socon doonta mudo 10 Maalin, waxaana si wadajir ah u fulin donaa dhaqaatiir Soomaali iyo Masaari isugu jirta.

Khubaradaan ayaa sameyn doona Kabista Lafaha, Toosinta Lafaha, Qaliimada Dalabka, Toosinta ilmaha dalbaha leh iyo Daaweenta xnuunada lafaha ku dhaca.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here