Munasabaada Dheeraqilinta,Gadoonsinta shahada Aradeyda iyo Iskuulka oo arday kaso socdaa oo kaalinta 1aad u galay ardayda fasalada 8aad ee Degaanada Dowlada Gobolledka koonfur Galbeed Imtixaankii Sanad Dugsiyeedka 19/20 ayaa ka dhacaday iskuulka Kaafiye Integrated Acedamy Magalada Baydhabo Waxana Goobjoog ka ahayeyn Waliin,ardayd,mamulka waxbarshada Degmada Baydhabo iyo kan Gobolka Bay.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow MukhtaarÂ