Liverpool Vs Wolves

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Liverpool ayaa kulankaan galeysa iyadoo xisaab ahaan ka sareysa kooxda Wolves

Xogta Kulanka

Liverpool ayaa cirib tirtay shan ka mid ah todobadii kulan ee FA Cup-ka oo ay wajahday
Wolves, oo ay ku jiraan laba kulan ee uu hogaaminayo Klopp (2016-17 iyo 2018-19). Iyagoo
Guushii ugu dambeysay ee ay ka gaaraan tartanka waxa ay aheyd February 1952.

Wolverhampton Wanderers ayaa laga badiyay 11 ka mid ah 13-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay wajahen
Liverpool tartamada oo dhan waxaan ku jira labadii kulan ee ugu dambeeyay FA Cup-ka

Liverpool oo ilaalsaneysa koobkaan ayaa ka gudubtay wareegga 3-aad ee Fa Cup-ka afartii xlli ciyaareed ee la soo dhaafay iyaga oo ah Championka koobkaas waxaana ugu dambeeysya xilli ciyaareedkii 2006/07-dii waqtigaas oo ay 3/1 ku garaaceen Arsenal.

Tani waa markii toddobaad ee Wolves ay wajahdo kooxda heysata FA Cup – ka

Liverpool ayaa ka soo gudubtay 10 ka mid ah 11-kii FA Cup ee ugu dambeeyay wareega saddexaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here