Liverpool Oo Dacwad Ku Soo Oogaysa Xidhiidhka Garsoorayaasha Premier League Kadib Fadeexadii Tottenham,

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Milkiilaha Kooxda Liverpool ee John W. Henry ayaa lagu soo waramayaa in uu maxkamad la tiigsan doono xidhiidhka garsoorayaasha Premier League.

Kulankii Tottenham ayay ahayd markii VAR samaysay khalad waali ah kulankii ay Liverpool guuldarada kala kulantay Kooxda Tottenham.

Liverpool aya laga diiday gool cadaan ah intii ay socotay kulankii Tottenham ee horyaalka premier League sabab la xidhiidha Offside.

Ciyaarta kadib xidhiidhka garsoorayaasha Premier League ayaa sheegay in garsoorayaashii ciyaarta ay sameeyeen khalad cad markii ay diideen goolkii Luis Diaz u dhaliyay Liverpool.

Milkiilaha Liverpool ee John W. Henry ayaa sheegay in uu dacwad ku oogi doono xidhiidhka garsoorayaasha premier League kadib khaladkii ay galeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here