Liiska Dhameystiran Ee Xiddigaha Sida Rasmiga Ah Lala Wareegay Maalintii Ugu Danbeysa Suuqa Kala Iibsiga Ee Deadline Day

0
263

Suuqa kala iibsiga ayaa soo xirmay xalay iyadoo la sameeyay saxiixyo badan  Hadaba waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa liiska ciyaartoyda lala wareegay maalinta oo Deadline Day.

Pierre-Emerick Aubameyang | Arsenal => Barcelona – Bilaash

Dele Ali | Tottenham => Everton – 12 milyan ginni balse noqon karto 40 milyan ginni.

Giovani Lo Celso | Tottenham => Villarreal – Amaah

Matt Targett | Aston Villa => Newcastle – Amaah

Bryan Gil | Tottenham => Valencia – Amaah

Dejan Kulusevski | Juventus => Tottenham – Amaah 18 bilood ah.

Rodrigo Bentancur | Juventus => Tottenham – 19 milyan euro

Aaron Ramsey | Juventus => Rangers – Amaah

Christian Eriksen | Bilaa koox => Brentford – Bilaash

Julian Alvarez | River Plate => Man City – 17 milyan euro.

Tanguy Ndombele | Tottenham => Lyon – Amaah

Denis Zakaria | Borussia Monchengladbach => Juventus – 8 milyan euro.

Nat Phillips | Liverpool => Bournemouth – Amaah

Tino Anjorin | Chelsea => Huddersfield – Amaah

Islam Slamani | Lyon => Sporting Lisbon – Bilaash

Jermaine Defoe | Rangers => Sunderland – Bilaash

Alpha Dionkou | Granada => Barcelona – Amaah

Auston Trusty | Colorado Rapids => Arsenal – lacagta lama shaacinin

Auston Trusty | Arsenal => Colorado Rapids – Amaah ilaa iyo dhamaadka xilli ciyaareedka

Donny van de Beek | Man United => Everton – Amaah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here