Liiska 18-ka ciyaaryahan ee Kooxda Barcelona u matalaya kulanka caawa ee Leganes oo lagu dhawaaqay

0
372

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa la shaaciyey liiska 18-ka laacib ee Kooxda Barcelona u diyaarsatay inay matalaan kulanka caawa ay ka horjeedaan Leganes ee Copa Del Rey, iyadoo uu hoggaaminayo Lionel Messi.

Messi ayaa ka mid ah xiddigaha Barcelona ee hoggaaminaya liiska wajahaya Leganes, laakiin Dembele ayaan lagu darin shaxdan.

Macallin Setien ayaa soo xushay shax la mid ah middii uu ku wajahay Valencia, iyadoo liiskan laga waayey Dembele oo soo kabanaya.

SHAXDA OO DHAMMAYSTIRAN HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Goolhayeyaasha: Ter Stegen, Inaki Pena

Daafacyada: Semedo, Pique, Lenglet, Umtiti, Alba, Junior

Khadka Dhexe: Rakitic, Busquets, Vidal, Arthur, Roberto, De Jong, Collado

Weerarka: Messi, Griezmann, Ansu Fati.

Arlaadi Radio

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here