Lamine Yamal Oo Isku Qoray Taariikhda Champions League.

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xiddiga da’yarka ah ee kooxda Barcelona ee Lamine Yamal ayaa isku qoray taariikhda champions League kadib kulankii ay ka badiyeen Fc Porto.

Xiddiga da’yarka ah ayaa ku bilowday kulankii ay Barcelona ka badisay Fc Porto ee ka tirsanaa tartanka champions League.

Lamine Yamal oo 16 jir ah ayaa noqday xiddigii ugu da’da yaraa ee ku bilwda kulan champions League ah.

Xiddiga 16 jirka ah ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee sidaas sameeya tan ilaa sanadkii 1994 markaas oo uu Celestine Babayaro dhigay rikoodhkaas.

Yamal ayaa soo jiitay indhaha taageerayaasha waxana uu soo bandhigay qaab ciyaared cajiib ah ilaa haatan xilli ciyaareedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here