Laba Kun Oo Deeq Xoolo ah Oo Lagu Wareejiyey Maamulka Degmada Balcad.

0
54

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Islamic Relief ayaa ku wareejisay maamulka degmada Balcad 2,000 neef lo xoolo ah oo loogu tala galay dad danyar ee ku dhaqan Degmadasi

Qaasim Cali Nuur Gudoomiyaha Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada dhexe iyo Ugaaska guud ee Degmada ayaa uga Mahadceliyey Hay’adda Islamic Relief deeqdaan ay soo gaarsiiyeen dadka danta yer

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here