Laba Boqol Qoys Barakacayaal ah Oo Garoowe Loogu qaybiyay Deeq Hilib ah

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan oo markii hore ahayd afar neef geela ayaa hilibkooda loo qeybiyey qoysaska kuwooda nugul Hadana daruufo kala duwan ku heysata Kaamamka ku yaala Magaalada Garoowe Kuwaasi oo gaaraya ilaa 200 qoys ah.

Madaxa Hay’adda Somali Relief Network of North America ee Pundland Abdiqaadir Cumar Mahamed ayaa ka warbixiyey deeqdan hilibka ay gaarsiiyeen qoysaskan danyarta ah

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here