Laamaha Amaanka Baydhabo Oo Mamnuucey Xirashada Face-maska.

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiinkala ah taliyaha qeybta Booliska gobolka Baay, Taliyaha laanta Dembi Baarista goboka Baay, Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Wasiirka Amniga gudaha iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska ayaa waxay kormeer ku sameyeen qeybo kamid ah Isgoosyada magaalada Baydhabo taasi oo qeyb ka aheyd wax ka ogaanshaha xaaladda nabad galiyo ee magaalada Baydhabo.

Socdaalkaasi kadib ayaa wasiirada iyo laamaha nabad galiyada magaalada Baydhabo ayaa waxay soo sareen amaro badan oo ay ku soo rugeen shacanka magaalada kuwaasi oo ay uga horeyaan in salaadda maqrib kadib aan soo gali karin gaadiidka kala duwan iyo in magaalada laga mamnuucay qaadashada indho shareerka iyo Face Mask iyadoona laamaha nabad galiyada ay sheegeen ciddii amaradaasi qaadan weyso in xarag iyo ganaax ay mutaysan doonaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here