Kusimaha Madaxweynaha KG iyo Guddiga La Socodka Cudurka Covid 19 oo kulan La qaatey qaar kamid ah Mas’uuliyiinta Shirkadaha ganacsiga KG.

0
216

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiya ku xigeenka kowaad ee baarlamaanka konfur galbeed Soomaliya oo ah ku simaha madaxweynaha dowlada goboleedka konfur galbeed Maxamed Nuur Maxamed Macalin iyo gudiga la Socodka xaalada cudurka covid 19 ayaa waxaa ay kulan kula Yeeshey magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay masuuliyiinta Shirkadaha ganacasatada maamulka KG.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here