kun iyo saddex boqal oo qoys oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay magaalada Laas-caanood

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaawladda Tawakal iyo SomBank oo iskaashanaayo ayaa deeq raashin ah oo ka kooban Bur ,Bariis ,Sokor, Saliid iyo Timir kuwareejiyay gudiga Culimada magaalada laas caanood ee Gobalka sool.

deeqda ayaa loo qeeybiyay qoysas gaaraya kun iyo saddex boqal oo qoys isla markaane kamid ah dadkii kasoo barakacay magaalada Laascaanood

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here