kullan dood wadaag ah oo ku saabsan Shaqaaleysiinta Dhalinyarada kg oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
330

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kullanka ayaa ka soo qeyb galeen dhalinyarada Ku nool Magalada Baydhabo,wasiirada Wasaaradaha Ganacsiga iyo Shaqaalaha KG ,Aqoonyahano iyo Khabiiro Ku xeeldheer Dhanka shaqaaleysiinta kaa soo ay dhalinyarada Su,aalo ay ku weydinaayeen Wasiirada kasoo qeyb galay kullanka iyo Marti sharafta kale.

Kulan Doodeedkan inta uu socday ayaa su,aalo lagu weydiiyey wasiirka shaqada iyo shaqaalaha kgs iyo kan ganacsiga, waxeyna dhalinyradii ka soo qeyb gashay ay ka doodeen dhibaatooyinka shaqa la,aaneed ee heysata dhalinyarada ku nool koonfur galbeed.

Warkan waxaa noo heya Abdirahman Yusuf Hassan Soori

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here