Kulanka Wadatashiga Qorshaha dib u heshiisiinta Oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Jowhar.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka Wadatashiga Bulshada Rayidka iyo Hay’adaha Dowladda oo labadii maalin la soo dhaafey ka socodey magalada jowhar ayaa lagaga Hadley dhab u heshiisiinta Bulshada Soomaaliyeed iyo doorka ay Bulshada ku leedahay.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Bulshada rayidka magalada jowhar iyagoo Aragtidooda ka dhiibtey sida ay la tahay in loo hirgelin karo dhab u heshiisiin sax ah.

warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here