kulanka Wadatashiga Istiraatiijiyadda Bahda Cadaaladda heer Wasiir Oo Kismaayo Lagu qabtay.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulanka Wadatashiga Istiraatiijiyadda Bahda Cadaaladda heer Wasiir.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib seeu heshiisiinta, Wasiiro kale Agaasimaha guud ee Wasaarada Cadaaladda iyo xubno ka socday Wasaaradda Cadaaladda heer Fedaraal.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here