Kulanka Wadatashiga Bulshada Rayidka iyo Hay’addaha Dowladda Oo Magaalada Baydhabo Ka Furmey.

0
214

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka Wadatashiga Bulshada Rayidka iyo Hay’adaha Dowladda oo socon doona mudo laba maalin ah ayaa lagaga hadli doonaa Wadooyinka ku haboon in loo maro dhab u heshiisiinta Bulshada Soomaaliyeed iyo doorka ay Bulshada ku leedahay.

Kulankan oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galay Bulshada rayidka iyo Hay’adaha Dowladda iyagoo Aragtidooda ka dhiiban doona sida ay la tahay in loo hirgelin karo dhab u heshiisiin sax ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here