Kulanka Wacyigelinta iyo isdhaxgalka dhalinyarada KG Oo lagu Dah-furey Baydhabo.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka Dhalinyarada KG ayaa Magaalada Baydhabo ku Daah-furey Barnaamijka Wacyi-Gelinta iyo isdhax galka Dhalinyarada KG kaasi oo sidoo kale lagu qaban doona Degmooyinka Baraawe Afgooye iyo marka.

Waxaana Daah-furka kulanka ka soo qeyb galey qaar ka mid ah mas’uuliyiinta KG Mamaulka Gobolka iyo Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung walib nig haayte Mariing Maallyn Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here