Kulanka wacyigalinta ilaalinta Deegaanka Oo Lagu qabtay Dhuusamareeb

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda taya dhowrka qaranka soomaliyeed ayaa wacigelintan oo Ujeedkeeda ahaa sidii bulshada uga qeyb qaadan laheyd kor u Qaadista tayada iyo ilaalada badqabka degaanka ku qabtey magalada Dhuusmareeb , waxaana ka soo qeyb galey Khubaro ka kala socodey Bulshada qeybaheeda kala duwan wasarada caafimaadka galmudug iyo Hay’adda tayadhowrka qaranka soomaliyeed ,Waxaana barnaamijkan lagu qaban doona dhamaanba dowlada goboleedyada dalka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here