Kulanka U qareemida Xabsiga Cusub Magaalada Kismaayo Oo la bilaabay

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Maamulka goboleedka Jubaland ayaa Furtey kulan socon doona mudo hal maalin ah kaasi oo looga hadli doono u qareemidda xabsiga degmada Kismaayo.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Maaulka Jubaland.

Warkung waliba haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here