Kulanka Todobaadka Dhaqanka Oo Ka Bilowday Baydhabo.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Degmada Baydhabo ayaa lagu Daah-furey Kulanka Todobadka dhaqanka oo ay ku tartami doonan Guud ahaan Tobanka Xaafadood ee Magaalada Baydhabo.

Xaafadaha ayaa Mid kasta kulanka ku soo Bandhigi doonta dheel-dhaqameedka Koonfur Galbeed iyo sidookale Ciyaaro kale.

Daah-furka Kulanka Todobadka dhaqanka ayaa waxaa ka qeyb-galay, Wasiiro, Masuuliyiin kala duwan, Maamulka Gobolka Bay iyo Kan Degmada Baydhabo,iyo Bulshada Qeybahooda kala Duwan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here